Subxaan Allaahil Caziim, Subxaan Allaahi wa bixamdihi, 50 jeer
Subxaan Allaahil Caziim. Subxaan Allaahi wa bixamdihi. La hawla wa la quwwata illa billah. La ilaha illa Anta, Subhanaka, inni kuntu minaz-zalimin. Ilaah uma mudna in la caabudo adiga mooyee. Waad daahir tahay. Anigu waxaan ka mid ahaa kuwa dulmiga sameeya.
O ALLAH! Shower blessings on Mohammad and on the family of Mohammad, 100 times
Astaghfirullah, Subxaan Allaahi wa bixamdihi, Subxaan Allaahil Caziim, 33 jeer
Subxaanallah, 100 jeer
Laa ilaaha illallaahu wahdahu laa shariika lah, lahul-mulku wa lahul-hamdu, wa huwa ala kulli shay'in qadir. Ilaah uma mudna in la caabudo Allah mooyee. Isagu waa keli, shariigna ma laha. Boqortooyadu Isagay leedahay, ammaanta oo dhammuna Isagay u sugnaatay, wuuna awoodaa wax walba, 100 jeer.